UNSOS
Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Go'aamadii Golaha Ammaankautions

Sawir Muuqaal ballaaran oo Golaha Ammaanka ah oo Shir ka yeelanayo xaaladda Soomaaliya. UN Photo

Go’aamadii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya

2023

  • 30 Juun - Muddo kordhinta ATMIS ilaa 31ka Diseembar 2023 [S/RES/2687 (2023)]

2022

  • 31 March - Dib-u-qaabeyta AMISOM iyadoo loobadaley Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) [S/RES/2628]

2021

  • 21 Diseembar – Muddo kordhinta AMISOM ilaa 31ka Maarso 2022 [S/RES/2614]
  • 15 November - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2607]
  • 12 Maarso - Kordhinta waqtiga AMISOM ilaa 31ka Diseembar 2021 [S/RES/2568]
  • 25-ka Febraayo – Kordhinta waqtiga AMISOM ilaa 14-ka Maarso 2021[S/RES/2563]

2020

  • 12 November - Xaaladda Soomaaliya[S/RES/2551]
  • 29 May - Xaaladda Soomaaliya [S/RES/2520]
  • 30 March - Warqad ka timid Madaxweynaha Golaha Ammaanka oo ku saabsan Soomaaliya [S/2020/247]
  • 28 Febraayo – War-Saxaafadeedka Golaha Ammaanka oo ku saabsan Doorashooyinka Soomaaliya [SC/14133]

2019

2018

  • 30 Luulyo – Mudo kordhinta AMISOM ilaa 31ka May 2019. [S/RES/2431]
  • 15-May- Mudo kordhinta AMISOM ilaa 31-ka Luulyo 2018. [S/RES/2415]

2017

  • 30 Agoosto – dib u eegista Go’aankii Midawga Afrika iyo QM iyo soo imaanshaha AMISOM ilaa 31ka May 2018. [S/RES/2372]
  • 26 Maajo – kordhinta waqtiga shaqada ee AMISOM ilaa 31ka Agoosto 2017.[S/RES/2355]

2016

  • 7 Luulyo – Muddo kordhinta AMISOM ilaa 31ka May 2017. [S/RES/2297]
  • 27 May- Muddo kordhinta AMISOM ilaa 08-da Luulyo 2016. [S/RES/2289]

2015

  • 9 November – Isbadalkii UNSOA ee loobadaley UNSOS iyo taageeradeeda AMISOM, UNSOM, iyo CXDS.[S/RES/2245].
  • 28 Luulyo –muhimadda howlgallada dagaal ee socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab[S/RES/2232]

2014

  • 24 Oktoobar – Kordhinta waqtiga AMISOM iyo wax ka beddelka nidaamka cunaqabataynta. [S/RES/2182]
  • 5 March- kordhinta qeyb ka mid ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. [S/RES/2142]

2013

  • 12 Noofambar – Muddo kordhinta AMISOM iyo kobcinta awoodda ciidamada.[S/RES/2124]
  • 24 Luulyo - Cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya sida ku cad qaraarka 733 (1992) iyo qaraarada 1844 (2008) iyo 2093.[S/RES/2111]
  • 2 May- Aasaaskii Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). [S/RES/2102]
  • 6 March - Qeexida joogitaanka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo lagu heshiiyey in UNPOS lagu beddelo hawlgal siyaasadeed oo cusub oo gaar ah. [S/2013/2093]

Hadallo uu Madaxweynaha Golaha Ammaanka ka soo saaray Soomaaliya [2013]

  • 6 June – Daah-furka xafiiska UNSOM ee 3-da Juun, iyo taageeridi ergeyga cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mr Nicholas Kay. [S/PRST/2013/7]

Wararka Saxaafada Golaha Ammaanka ee Soomaaliya [2013]

  • 13 Sebtembar - Ka dib warbixin kooban oo uu bixiyey SRSG Nicholas Kay iyo Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika Mahamat Saleh Annadif oo ay ka bixiyeen xaaladda Soomaaliya.[SC/11121]
  • 19 June – Kadib weerar ay Al- Shabaab ku qaadeen xarunta Qaramada Midoobay ee Muqdisho. [SC/11039]
  • 13 June - Kadib warbixin kooban oo uu siiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Tayé -Brooke Zerihoun oo ku saabsan xaaladda gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya. [SC/11032]

 

Last updated:
Share